R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre ayaa ka tacsiyeynaya dadkii ku geeriyooday qaraxi ka dhacay afaafka hore ee...
Muqdisho, March, 22, 2018--- Shirka Khamiis laha ee Goloha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay Dib-u-eegista hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya, Dhaqaalaha,...
Qaraxan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka Hotel Wehliye ee Wadada Maka Al-mukarrama....
Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha Qarxa, ayaa goor-dhaw ka dhacay agagaarka Hotel Wehliye ee ku yaalla Nawaaxiga...
Shirka golaha wasiirrada Soomaaliya oo uu guddoominayay Ra’iisulwasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta lagu ansixiyay heshiisyo dhawaan lala soo...
Waxaa Maanta xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamul Goboleedka Galmudug Konton ka mid ah Dhallinyaradii...
Shirkan ayaa waxa diiradda lagu saarayaa hormarada iyo caqabadaha dhismaha dowladdaha hoose iyo dib u heshisiinta, waxaana ka qeyb galaya...
Wasriirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawed, ayaa sheegay inuu ganacsiga xorta ah ee...
Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa inuu Magaalada Nairobi ka furmo shir ay isugu imanayaan Wasiirrada arrimaha dibedda Urur...
RADIO MUQDISHO(QATAR):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee Caasimadda dalka...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si qoto dheer ula wadaagaysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan murugada ka...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa saakay hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho