Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Iidaan Yonis ayaa guul Taariikhi ah ku tilmaamay tallaabadii...
Shir looga hadlayey Amniga Degaannada Gal-mudug ayaa lagu soo gabagabeeyey Magaalada Dhusamareb ee Caasimada Gal-mudug, waxaana ka soo qaybgalay Agaasimaha Wasaarada Gaashaan...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde maanta ku soo dhaweeyay xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji oo...
Wafdigan oo ay horkaceysa Wasiirka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Drs Fowsiyo Abiikar Nuur oo martiqaad rasmi ah ka heshay dhigeeda Dalka...
Wadahadalaadaan Dib uheshiisiinta ah ee lagu dhexdhexaadinayo Dhinacayada Beela ku dagaalamay Deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Garwadeen ka ah Dawlada Dhexe ee Soomaalia oo uu kumatalayo La...
Canshuur waa maxay? Canshuurtu waa qadar lacageed oo ay ku soo rogtay dawladi shakhsiyaadka iyo shirkadaha, si loo maal-geliyo kharashka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u direy qoyskii, ehaladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...
Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Iidaan Yonis siihayaha ayaa guul Taariikhi ah ku tilmaamay talaabadii...
Maxakamadda Darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno isugu jira Dil iyo Darajo Qaadis ku ridday C/naasir...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudiga, ayaa kulan...
Xildhibaan Cumar Ibraahim Xaashi, oo ka mid ah guddiga arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Golaha Shacabka, islamarkaana uu...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa magaalada Geneva kulan miro-dhal...
Wasaaradaha Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Tacliinta Sare iyo Cilmibaarista ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho