Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed waxay ku Wargalinaysaa Maamulada Degmooyinka Gobalka Banaadir iyo Dowlad Gobaleedyada ka dhisan Dalka in Radio Muqdisho iyo...
Madaxweynaha Falastiin Maxmuud Cabaas ayaa diiday in uu ka baxo magaalada Jurusalaam ee caasimada Falastiiniyiinta iyo in uu ka baxo...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Dalkeena Soomaaliya...
Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka James Matisse ayaa meesha ka saaray in uu ijro qorsha dalkiisa iyo dowladaha ay xulafada yahiinn ay...
Muqdisho, 30ka Abriil 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta booqday magaalada Beledweyne ayaa sheegay in...
Ra’iisalwasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee...
Muqdisho, 30ka Abriil 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha la doortay ee...
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo khudbad kooban jeediyay ka dib markii uu xilkan...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa Hambalyo u diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa guddoomiye Baarlamaan u doortay Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxaan kadib markii wareegga labaad ay ku tartameen...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho