Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kula kulmay Addis Ababa Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar Albashiir, labada Madaxweyne oo...
Addis Ababa, 29 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Ahmed Isse Cawad ayaa magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia kula kulmay dhigiisa ka soo kala...
Maamulka cusub ee Gobolka Benaadir ayaa maanta booqday xarunta Dawladda Hoose ee Xamar, halkaas uu ku soo dhaweeyey Guddoomiyihii...
Shirkan oo ah mid bishii mar la qabto waxaa diirada lagu saaray wixii ka qabsoomay Barnaamijka Xasilinta dalka iyo qorshaha...
Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kormeer ku tagay xarunta Hargaha...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo Xasilinta dalka....
Ciidamada NISA iyo Booliiska Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay Maleeshiyaad gaadiid ka dhacay deegaanada Maamulka galmudug. Taliye ku xigeenka...
Taliyaha qeybta 43 ee ciidanka xoogga ayaa sheegay in uu kordhay qilaafka adag ee u dhaxeeya nabadiidka Al-shabaab in u...
Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Hiiraan shiikh xuseen Cismaan Cali oo la hadalay radio muqdisho ayaa sheegay in ay...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, oo booqasho ku jooga dalka Qatar, ayaa kulan...
Muqdisho, Soomaaliya 28 Janaayo 2026, Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa magaalada Nairobi, caasimadda dalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho