Akadeemiyad goboleedka Af- Soomaaliga ayaa 50 dhallinyaro ah u qabatay tababar ku saabsan habeynta qoraalka Af Soomaaliga. Akadeemiyad goboleedka Af...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudan oo ka qeyb gashay bandhig Dhaqameed ay ka qayb galeen in ka badan 86 dowladood...
Akhristeyaasheena sharafta leh, halkaan waxaa idin kuugu soo gudbineynaa warbixin ka hadleysa 12 tallaabo oo Taariikhi ah oo dowladda Soomaaliya...
Siihayaha Wasiirka Warfaafinta ahna Wasiir ku xigeenka oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaradda iyo Agaasime waaxeedyada Wasaarada Warfaafinta ayaa...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxa kulan kula yeeshay Garoonka Calamiga ah ee Aadan...
Munaasabadda Xarig jarka Kawaanka malaayga ee Xamar weyne, ayaa waxaa ka qeyb galay, Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Kaluumeysiga Soomaaliya, Guddoomiye...
Shirkii ugu horeeyay ee cilmi baaris caafimaad oo ay soo qaban qaabiso Jaamacadda Jamhuuriya ee culuumta iyo Teknoloojiyada ayaa lagu...
Kulan lagu xoojiyey xiriirka ka dhaxeeya Booliska Soomaaliya iyo Turkiga oo ay ka qeyb-galeen Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay dayac-tirka Waddada Via Roma ee...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho