Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Magaalada Baladweyn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle oo la hadlay Radio Muqdisho Codka...
Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa xalay howlgalo lagu xaqiijinaayo amniga Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka sameeyay Degmasda Hodan ee Gobolka...
Wafdi ka socday Qaramada Midoobay ayaa maanta Gaaray Magaaladdaย Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Gamudug, waxaana ku wehlinayey Wasiirka Wasaarada Gadiidka, Duulista...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Madaxweyne...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi raxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisow ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa sheegay in wasaaraddu qabanqaabineyso shirweyne ay ka soo qeyb galayaan shirkadaha isgaarsiinta ee dalalka...
Tababarkaan la xiriira Warka iyo Arrimaha taagan oo ay ka faa'idaysanayaan ilaa iyo 50 Wariye oo ka kala socda Warbaahinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumarย Geelle iyo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda carabta Ahmed Abul Qeyd, ayaa ka wada hadlay...
Wararka k aimaanaya Magaalada Baladweyn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Dalka ayaa ku soo waramaaya in xalay dhagar qabe...
Shirka Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho,kaasi oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlada Goboleedyada loogana...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho