Munaasabad lagu wacyi-gelinayay Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo ku aadan isticmaalka muqaadaraadka iyo sidii ay hab dhaqanka bulshada u...
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kormeer ku tagay xarunta Sahal oo Rakaabka ka dhoofa garoonka diyaaradaha...
Wasiirada Kaluumeysiga iyo Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa halkaasi kulamo kula leh madaxda Dowlad...
Kulalankani oo ujeedkiisu ahaa sidii loo horumarin lahaa waxsoo saarka ganacsiga Soomaaliya iyo sidii suuqyo cusub loogu furli lahaa wax...
Dalka Senegal ayaa waxaa ku shirsan Madaxda Waxbarashadda dalalka caalamka, shirkaasi oo looga hadlaayo sidii loo horumarin lahaa waxbarashadda dalalka...
Dalka Syria ayaa ku soo dhacday Diyaarad nooca dagaalka ah Sukhoi-25 oo ay leeyihiin ciidamada dalka Ruushka,taasi oo lagu soo...
Hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan xuquuqul insaanka ayaa xukuumadda Kenya ugu baaqday inay tixgeliso ammarka ka soo baxay maxkamadda sare...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay qeybta maamulka iyo...
Waaxda Faya-dhowrka ee gobolka Benaadir u qaabilsan ka hor tagga waxyaabaha dhacay iyo qiimaynta tayada Badeecadaha kana ka hawl-gasha Dekedda...
Dib uu so celinta bilicda naadafadda waddada isku xirta Tarabuunka iyo isbitaalka Masarida ee Degmada Hodan ayaa ah mid ay...
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ku qabtay kulan ballaaran oo mahadcelin iyo dhiirrigelin ah, kaas oo...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho