Maamulka degmada Xamar weyne ayaa howlgaloo lagu burburinayo dhismayaasha sharci darrada ah maanta ka billaabay suuqa dahablaha ee Degmada Xamar...
Dowladda F. Soomaaliya iyo Pakistaan ayaa shalay oo Khamiis ahayd ka wada hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa xiriirka Labada...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka, Sergei Lavrov, ayaa sheegay in xukuumadda Mosko ay dalkeeda ka eryeyso tiro la eg middii...
Kooxda kubada cagta Madbacadda ayaa barbaro la gashay kooxda LL PP Jenyo kulankii ugu horeyay wareega labaad ee horyaalka premier...
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Col; Maxamed Aaden Koofi, oo safar shaqo ku jooga Dalka Kenya ayaa...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb qaatay ololaha billahaa ee Nadaafadda...
Kulanka ay wada ciyaari doonan kooxaha Horseed iyo Banaadir Sports club ayaa ah mid ka mid ah kulamada ugu...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Wasiirada. Kulanka maanta...
RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...
RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho