Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabid Cabdi Maxameed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa...
Shaqaalaha dowladda Sucuudi Carabiya ayaa la siin doona lacago looga caawinayo canshuuraha cusub ee lagu kordhiyay iibka alaabaha iyo sare...
Magaalada Garawe ayaa waxaa laga dareemayaa qabanqaabada soo dhaweynta wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed farmaajo, kaasi oo...
Wararka ka imaanaya magaalada Buula burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku ay dad u qabteen qarax miino...
Madaxwaynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay. Kormeerka...
Kulan ay ka qeyb-galeen Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Bakool ayaa lagu qabtay magaalada Xudur ee xarunta...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa kulan soo dhoweyn ah u sameeyey Fannaanadda Faaduma Cali Nakruuma, iyoo munaasabaddaasi ay ka qeyb-galeen Wasiirro...
Wararka ka imaanaya magaalada Buula-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku ay dad u qab qabteen qarax miino...
Iyadoo ay socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa maalinimadii shalay cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland,iyagoo ku dhawaaqay in tallaabadaasi ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay Baalfurka Buugga “Baadigoobkii Nabadda Geeska Afrika”,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho