Wajiga labaad Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah maamulka Gobalka Banaadir iyo warbaahinta...
Shirkada Qalabka Ciyaaraha ee A TO Z ayaa qalab sport oo dhameystiran waxay ku wareejisay xirirka Xirirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya oo...
Ankara, 10 April, 2018: Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kala hadlay Mayorka magaalada Ankara...
Kooxda kubada Cagta Heegan ayaa la kulantay guuldaradii labaad ee horyaalka Soomaaliya kulan ay la Ciyaartay kooxda Madbacadda oo laftaada...
Wafdi balaaran oo uu horkacayo sii haaya xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane C/rixmaan Iidaan Yoonis, oo ay qayb ka yihiin...
Muqdisho, 10ka Abriil, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Guddoomiye Jawaari, tanaasulka uu sameeyey iyo...
Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo Muddo Seddex Bilood ah Tababar Ciidan ku qaatay Dugsiga Tababarka ee Turki Som...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ee xilka iska siidagaya Maxamed Sheekh Cusmaan...
Maanta waxaa lagu balansan yahay gaba gabada koobka Jeneraal Daa,uud kama danbeystiisa oo ay isugu soo hareen kooxaha Dekadda iyo...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegay in halkaasi uu iska dhiibay horjooge sare oo ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho