War ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareynkanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda Soomaaliya subaxnimadii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Tababar...
Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Shabeellaha hoose Cabdi Fitaax Xaaji Cabdulle oo la hadlay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa ka...
Ciidamada Kumandoosta Soomaaliya ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyey gobolka Shabeelaha hoose, kaas oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan maleeshiyada...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgalo balaaran ka wada deegaano ka tirsan Gobalka Gedo, sida uu ku soo waramayo Wariyaha...
Xildhibaannada aqalka Sanate-ka ee dalka Mareykanka ayaa hakiyay doodda qaraar ee mustaqbalka soo afjari lahheyd ku lug lahaanshaha Milatari ee...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Masar u fadhiya...
20 Maarso 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka aan walaalaha nahay...
Madaxweyne Jamhuuriyadda Soomaaliya Oo Kampala Kaga Qeyb Galay Shir Ku Saabsanaa Istaraatiijiyadda Xoojinta Ciidanka Soomaaliya, Natiija Wanaagsanna Ka Soo Baxday....
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta. War...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho