Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio Gutters, ayaa Ilwaad Elman Cali Axmed u magacaabay inay ka mid noqoto la taliyeyaashiisa...
Ciidanka Boliiska Dalka Kenya ayaa Gacanta ku dhigay Hub ,walxaha qarxa iyo qaar ka mid ah Raggii watay oo la...
Wasaaradda Caafimaadka Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Maanta tababar Caafimaad u furtay qaar ka mid ah Haweenka ka shaqeeya xaruumaha...
Dowladda Liibiya ayaa warqaddii lagu soo xiri lahaa u jartay 205 Qof oo ah Malleeshiyaadka Dadka tahriibiya, kana ganacsada ee...
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan...
Maalmaha Jimcaha iyo Khamiista Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ahna Caasimadda Dalka waxaa u damaashaad taga kumanaan ka mid ah...
Ugu yaraan 11 Qof ayaa ku geeriyootay , Qoysas badanna way ka barakaceen Roobab Lixaad leh oo Saacadihii lasoo dhaafay...
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay Wasaaraddu dadaal xooggan ku bixinayso dhamaystirka Dastuurka Dalka...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho