Muqdisho, January 28, 2018...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka...
Addis Ababa, 28 Jan, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey...
Mudane Shariif Xasan Sheikh Aadan,Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta dhagax dhigay Waddo 3-KM ah oo ka bilaabaneysa Garoonka...
Kadib doorashadii maanta ka dhacday magaalada Jopwhar, ayaa Nuur Iidow Beyle ku guuleystay doorashada kursigii ka bannaanaa Golaha Shacabka,kaddib markii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu...
kursigaan waxaa ku tartamaya xubno si weyn looga yaqaano siyaasadda Soomaaliya, Musharixiinta kursiga ku loolamaya ayaa iska diiwaan geliyay Guddiga...
Shirkan oo ah mid la qabto sanadwalba waxaa sanadkii tobaad ka soo qeybgalay dhalinyaro qurba joog ah oo ka kala...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Amb....
Shir madaxeedka Midowga Africa ayaa maanta oo Axad ah ka furmaya Magaalada Addis-Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya,kaasi oo ay ka...
Taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga Generalka Cismaan Nuur Subagle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin guulaha ay...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...
Jabuuti – 18 Juun 2026: Xoghaynta Urur-Goboleedka IGAD (Intergovernmental Authority on Development) ayaa mar kale adkaysay sida ay uga go’an...
Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho