Ma yara Murugada iyo xanuunka uu reebay qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay Isgooska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa...
Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa soo dhaweeyey Casuumadda uu u fidiyey Madaxweynaha Soomaaliya Madaxda Maamul Goboleedyadda , Mudane Gaas ayaa haddalkaan...
Tababarkaan Oo Ay Soo Qaban Qaabisay Wasaarada Awaqaafta iyo Arrimahan Diinta Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ujeedkiisa Ahaa Sidii Ay Culuma’udiinka ...
Jabuuti, 24, Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya...
Wajiga sadaxaad iskaashi wadajirka ah ee baahinta awooda dowladda shanta sano ee soo aadan 2018-2022 ee JPLG ayaa looga hadlay...
Waxaa maanta dalka Djibouti lagu soo gebagabeeyay tababarka kubadda Gacanta darajada koowaad oo 15 Tababare muddo 10 cisho ah u...
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen, C/wali Jaamac Gorod ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Taliyaha Tababarrada Howlgalka Midowga Yurub ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" oo socdaal ku marayaa qaar ka mid ah wadamada Gobolka ayaa gaaray magaalada Jabuuti...
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Punland gaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo...
Akhrisyaasheena Sharafta badan waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Munaasabadda Caleema Saarka Madaxweynaha Labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho