Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa dilay ilaa 11 katirsan horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Shabaab, ayna dhaawaceen...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in kulan halkaasi uu ku dhexmaray maanta Mukhtaar Roobow...
Cabaaro sedaxdi iyo barkii xiliga geeska afrika Waxaa Goroonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo Soo Cagadhigatay Diyaarad Siday Sheekh Mukhtaar Roobaw Cali...
Emmerson Mnangagwa Madaxwaynaha cusub ee Dalka Zimbabwe ayaa ku dhawaaqey Golaha wasiirada cusub,waxaana qeyb ka ah magacaabista jagooyin sar sare...
Waxaa soo ifbaxaya warar sheegay in madaxweynaha wadanka Mareykanka Donal Jey Trump uu wado qorshe ku aadan in uu xilka...
Abuukar Maxamed Bacadle Wariyaha Warbaahinta Qaran ee Gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan Magaalada Jowhar ayaa soo sheegaya In Ciidamada Xoogga...
Soomaalida kunool Wadanka Koonfur Afrika ayaa ka walaacsan dhibaatooyinka sii kordhayo ee lagula kacayo dadka Ajaanibta ah ee dalkaasi kunool...
Kulan howleedka Golaha Amniga Gobolka Banaadir oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Taabit Cabdi Maxamed,...
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...
Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho