Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan la...
Wafdigani uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Madane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Guraceel ee...
Danjiraha dowlada Soomaaliya u fadhiya wadanka Koonfur Sudan Mudane Xuseen Xaaji Axmad ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee Koonfur...
Qaramada midoobay,Midowga Afrika, Beesha Yurub,Urur goboleedka IGAD, Dowladaha Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Uganda iyo Britain ayaa hambalyo...
Taliyaha ciidamada xoogga dalka qeybta 27-aad oo ka howlgala degaanada Hirshabeelle General Maxamed Axmed Macalin Koronto ayaa faah faahin ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud...
Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabbilsan Soomaaliya Micheal Keating, oo xafladda midowga Galmudug iyo Ahlusunna ee lagu qabtay Dhuusamareeb ayaa...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hugaaminaayo ayaa la filayaa saacadaha soo socda in...
Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...
Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho