Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka ah Maxamed Cali Xagaa iyo Wasiir ku xigeenka C/llaahi Colaad Rooble ayaa hogaaminayay mas'uliyiin...
Daah furkaan habka dhaqan gelinta Miisaaniyadda 2018ka ay dhawaan ansaxiyeen xilidhibanaada Golaha Shacabka ayaa waxaa qeyb ka ah howlaha shaqo...
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan koonfurgalbeed iyo maamulka goblka shabellaha hoose ayaa gaaray degmada qoryooley ee gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay...
Hay’adda u dooda xuquuqul insaanka Human Rights WATCH ayaa ku eedaysay kooxda xaqjirka ah ee Al-Shabaab ee ku xiran Al-Qaa’idda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), Ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, guddoomiyeyaasha labada aqalka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya,...
Rabbi ha u naxariistee Fanaanadda Soomaaliyeed Khadiijo C/llaahi Daleys oo ka mid aheyd fanaaniinta caanka ah ayaa ku geriyootay magaalada...
Ciidamada dowlada soomaliya ayaa hawlgalo lagu bacsanayo maaleeshiyad Al shabab waxay ka sameyen Degaano hoos tagao Dagmada Balcad ee G/shabelada...
Jamacadda Axfaad ee Dalka Suudaan ayaa qabatay Bandhig ay ugu magac daraty habeenkii dhaqanka,waxaana ka qeyb galay Dowlado badan oo Ardaydoodu ay...
Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha, Mudane Mohamed Nur Olow, ayaa ka qayb galay kulanka labaad ee Guddiga Fulinta...
RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho