https://www.youtube.com/watch?v=40pHhBoMMfk
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Qadar ayaa si kulul u canbaaraysay qaanuun cusub oo ay Isra’il iqaamada kala noqonayso Falastiiniyinta ...
Munaasabadaan oo ahayd mid lagu soo dhawaynayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Dhuusamareb ee...
Madaxweynaha Dalka India Ram Nath Kovind, Ku Xigeenkiisa Venkaiah Naidu iyo Ra’iisul wasaaraha Dalkaasi Narendra Modi ayaa si wada jir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab dhibaato...
Mas'uuliyiin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Madaxa Banaan ayaa kulamo Wadatashi ah Dalka Canada kulayeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaas...
Shir ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho Wasiirada Maaliyadda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa kaga hadlay dar-dargelinta arrimaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay si wada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa uga digay dowladaha iyo shirkadaha shisheeye inay ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka Nofeembar 2026, khudbad...
RADIO MUQDISHO;-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Türkiye kulan kula yeeshay Madaxweynaha...
RADIO MUQDISHO:-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay wargelinaysaa in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay gogosha Wadatashiga Qaran, taas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho