Magaalada Miniyaabulis ee Dalka maraykanka ayaa xalay waxaa lagu qabtay kulan lagu taageerayay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Dagaalka kula...
Qaar kamid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha Wadanka Liibiya ayaa la filayaa in Maanta laga soo dajiyo Garoonka...
Xaflad Cashaa oo lagu soo dhaweynayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamigaa ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa xalay...
Sheekh Abuubakar Bashiir Cabdullaahi La-taliyaha Madaxweeynaha Soomaaliya ee Diinta iyo wafdiga uu hogaaminayo oo gaaray deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud...
Wasiirka Arrimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo gaaray magaalada Columbus Ohio ee dalka...
Waxaa maalintii labaad galay shirkii ka socday magaalada Baydhabo ee u dhaxeeyey Booliska Federaalka, kuwa dowlad goboleedyadda iyo Wasaaradda Amniga...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeele iyo mas’uuliyiin kale ayaa magaalada Jowhar kula kulmay wafdi ka socday Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista...
Ugu yaraan Labaatan Carruur ah oo ka mid ah Dadka ku jira xeryaha qaxootiga Dalka Liibiya kana soo badbaaday Gacanta...
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in horjooge ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada Dowladda Soomaaliya...
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga Soomaaliya Axmed Ciise Cawed , oo howlo shaqo u jooga Dalka Maraykanka ayaa booqasho...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho