Kulan ay ka qayb galen Β Wasiiro, Xildhibaano labadda Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan, Xubno ka socd, Safaaradda Sudaan ee...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Β mudane Mukhtaar Mahad Daaβuud ayaa Safar shaqo kujooga magaalada Kigali ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa martiqaad u diray Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda...
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa faah faahn ka bixisay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga...
Kulankaan oo ahaa mid casho ah ayaa qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka iyo ganacsatada Soomaalida ee ku nool magaalada...
Deeqdaan oo isugu jirtay bacaha roobka iyo lacag ayaa waxaa mas'uuliyiin ka tirsan kuwa Maamulka Gobalka Mudug iyo Degmada Galkacyo...
Danjiraha Marekanka u fadhiya dalka Malaysia, Kamala Shirin Lakhdhir ayaa booqashadii ugu horeysay ku tagtay iskuulka Soomaalida (Somali Community School)...
Waxaa saaka dib u bilowday isa socodka dadka iyo Gadiidka ee wadamada Zoobe halkaasi oo 14-kii bishan ka dhacday musiibo...
14-kii bishan oo ku aadaneed galabnimo maalintii Sabtida aheyd ayaa waxaa ka dhacay Isgoyska mashquulka badan ee loo yiqiin Soope...
Xaaladda abaarta ah ee dalkeena ka jirta ayaa galaafatay xoolihii ay bulshada dhaqaneysay, waxaana tusaale kuugu filan Neefka sawirka ka...
Dhammaan Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda XFS waxa ay ka tacsiyadeynayaa geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum πππ±ππ¦ππ πππ£π’...
Raβiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha ku sugan magaalada Laascaanood , oo ka mid...
The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia extends its deepest condolences on the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
Β© 2022 Radio Muqdisho
Β© 2022 Radio Muqdisho