kalfadhigii labaad kullankiisii 22-aad ee Golaha Aqalka Sare waxaana looga hadlayaa labo qodob oo ah Miisaaniyada Dowladda ee 2018 taas...
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Darbiga Dowladda Kenya ka dhisayso xaduudka...
Guddoomiyaha Degmada Galiinsoor ee Gobolka Galgaduud ee Galmudug Xirsi Muuse Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa...
Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay yeehsaan kulankoodi caadiga ahaa,kaasi oo...
Wasiirka Caafimaadka Maamulka Hirshabeele Mudane Cabdi Macalin Muxumud ayaa kor meeray Xaruumaha Caafimaad ee ku yaala Magaalada Caasimada u ah ...
Dalka Iiraan ayaa waxaa sii kordhaya banaan baxyada rabshadaha wata ee ka dhacaya Dalkaasi,kuwaasi oo salka ku haya mid loooga...
Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 21 ee ka howlgala Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Howlgalo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaritaanno kadib ka hadashay falkii ay ciidammo ku galeen hooyga uu Senetor Cabdi Xasan Cawaale Qeeydiid...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga sanatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa wada baadi-goob xooggan oo lagu raadinayo eedeysanayaal ku eedeysan falal xadgudub ah oo ka dhan...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...
Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho