Howshan shaqo oo ay maanta ku tageen mas”uuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Cadaalada Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji Xoghaya...
Ciidamada Militariga Soomaaliya oo kaashanaya Kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in maleeshiyaadka Alshabaab ay kala wareegeen deegaano iyo saldhigyo...
Ciidamada amaanka dalka Masar ayaa sheegay iney dileen in ka badan 12-tuhmanayaal dagaal,islamarkaana xabsiga u taxaabeen 100-ruux oo kale...
Xukuumadda Washington ayaa qorsheynaysa in wada hadalo la furto Waqoyiga Kuuriya,kadib markii uu circa isku shareerey khilaafka dibplomaasiyadeed ee u...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa casho sharaf u sameeyey madaxda...
Kulan gaar ah oo mas’uuliyiinta Wasaaradaha arrimaha dibadad ee Soomaaliya iyo Turkiga ay ku yeesheen magaalada Istambuul ee Dalkaasi ayaa kaga...
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno katirsan Guddiga...
Munaasabad kooban oo abaalmarin lagu gudoonsiinaya Dhame Axmed C/laahi “Bashane” ayaa waxaa ka qeybgalay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Axmed...
Shir wadatashi ah oo uu soo qabanqaabiyay urur goboleedka IGAD, loogana hadlayo arrimaha socdaalka bulshooyinka dalalka ku mideysan Urur Goboleedka ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho