Waa maxay Dowladnimo? Dowladnimada {Governance} Marka laga hadlaayo culuumta siyaasada waxaa lagu qeexaa in ay tahay hanaan maamuleed oo bulsho...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Kismaayo goordhow ku daah furay shir looga hadlayo Maaliyadda...
Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Dr Axmed Daahir oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya faah faahin ka...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Dalka ka wada dhaqdhaqaayo Dagaal oo ka dhan...
Cyril Ramaphosa ayaa loo doortay hogaamiyaha cusub ee xisbiga ANC waxaana uu ergada ANC ee taageersana ka helay codad gaaraya...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyleh ayaa gaaray magaalda Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saraakiisha hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka kula kulmay...
Xulka kubada Cagta ee Puntland ayaa iska xaadirisay kama dambeyska koobka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Benaadir ee ka socda garoonka...
Daahfurka Masharuuca Maamul dhisidda Degmooyinka Baraawe iyo Baydhabo waxaa ka qeybgaley Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed, Wasiirka Arrimha Gudaha Koonfur Galbeed,...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare,...
RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho