War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadada ee Dowladad Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimo la xiriira Soomaalida...
Wada hadalada u dhaxeeya Ahlusuna iyo Galmudug ee ka socda Jabuuti ayaa heer gabogabo ah maraya, iyadoo inta badan la...
Maxkamad ku taalla Magaalada Mandheera ee Bariga Dalka Kenya, ayaa 30 Sano oo xabsi ah ku riddaay muwaaddin Soomaaliyeed oo...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa dilay ilaa 11 katirsan horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Shabaab, ayna dhaawaceen...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in kulan halkaasi uu ku dhexmaray maanta Mukhtaar Roobow...
Cabaaro sedaxdi iyo barkii xiliga geeska afrika Waxaa Goroonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo Soo Cagadhigatay Diyaarad Siday Sheekh Mukhtaar Roobaw Cali...
Emmerson Mnangagwa Madaxwaynaha cusub ee Dalka Zimbabwe ayaa ku dhawaaqey Golaha wasiirada cusub,waxaana qeyb ka ah magacaabista jagooyin sar sare...
Waxaa soo ifbaxaya warar sheegay in madaxweynaha wadanka Mareykanka Donal Jey Trump uu wado qorshe ku aadan in uu xilka...
Abuukar Maxamed Bacadle Wariyaha Warbaahinta Qaran ee Gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan Magaalada Jowhar ayaa soo sheegaya In Ciidamada Xoogga...
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho