War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ciidamada Mareynkanka ee Africa (Africom), ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari" ayaa lagu wadaa in shirka Guddoonka Golaha Shacabka iyo kuwa...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa shaaca qaaday in wixii ka dambeeya...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu...
Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed, ayaa shir guddoomiyey shir looga hadlayey Barnaamijka Deriseynta iyo amniga...
Doorashadaan ayaa waxaa ku tartamay Sagaal Gabdhood oo Aqalka Sare kamid ah, kuwaasi oo u kala tartamayey Guddoomiye, Guddoomiye ku-xiggeen...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanadda Soomaaliyeed ee Hibo Maxamed...
Wasiirka Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa sheegay in maalmaha soo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Maalintii labaad Magaalada Baydhabo uga qeyb galaya Shirka Guddoonada...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho