Boqolaal dadwayne ah oo ka mid ah shacabka Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobalka Gedo ayaa ka qeyb galay banaan bax...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo maanta marti...
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe Arimaha Soomaaliya Denjire Micheal Keating oo howlo maalmahan u joogay gudiga wadankaan finland ayaa...
Tababar shan maalin ah u socday 40-Shaqaale oo ka kala socday agaasinka Qorsheynta ee Wasaaaraddaha Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa maanta ...
Mareykanka ayaa weydiistay Dowlada Turkiga inay soo bandhigo haddii ay heyso caddeymo muujinaya eedaha ay usoo jeediyeen shaqaalo ka tirsan...
Ciidamada Amaanka Turkiga ayaa khamiistii shalay gacanta ku dhigay 226-Qof oo doonayay in si sharci-daro ah uga tahriibaan dalkaasi ka...
Munaasabadaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka Degmada waabari waxaana ka qeyb galay Maamulka degmada oo soo agaasimay Munaasabadda qeybbaha...
Munaasabad oo lagu Caleema Saarayey Gudoomiyaha Ururka Gabdhaha Aqooyahanada Soomaaliyeed Marka Magacooda Lasoo Gaabiyo Loo Yaqaano Ugaaso ayaa waxaa Ka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho