Maxkamadda Darada Koobaad ee ciidammada Qalabka sida ayaa Digniin u jeedisay Ilaalada saaran Baabuurta Waddooyinka caasimadda Mara kuwaas oo ay...
Shirkii looga hadlayay arrimaha Qaxootiga Soomaaliya ee ka socday dalka Uganda ayaa la filayaa in maanta la soo gabagabeeyo, waxaana...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xeerka Isgaarsiinta oo shalay ay ansixiyeen golaha wasiirada....
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku go'aamiyeen xiliga...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Sawirro muujinaya muuqaalka dhabta ah ee Muqdisho kadib howlgalladii xasilinta Caasimadda. Mahad...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo kulamo la qaatay qaar ka mid ah mas'uuliyiinta maamulada Puntland...
Muqdisho, 22 June 2017 ----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal...
Mu’asasada Kheyriga Amal oo kaashaneyna Warbaahinta Calan Qaran ayaa waxa ay gaarsiisay 24 carruur barakacayaal agoon ah oo isugu jiray...
Wasiirka Dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeysay geerida Wasiirka Dhallinyarda ee Jubbaland Sheekh Maxamed Yuusuf Aw Libaax,...
RADIO MUQDISHO(BAAY):-Ciidamada gaarka ah ee Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa xalay fuliyay hawlgal gaar...
RADIO MUQDISHO(GALMUDUG):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga Dhuusamareeb, ayaa caawa tagey...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwo deegaanka ayaa maanta jab xooggan gaarsiiyey kooxda Khawaarijta ah, kadib markii ay isku dayeen inay...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 2nd January, 2026 1- The Federal Republic of Somalia expressed thankfulness...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho