Wasaarradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa caawa War saxaafadeed kasoo saartay Xaalada ka taagan Magaalada Cadaado ee...
Heshiiskan laba geesoodka ah oo ay maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixdeen Wasaaradda qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dowladda Somaaliya...
Wasiirka Amniga ee Dowlad goboleedka Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf oo Wariyeyaasha maanta kula hadlay Magaalada Garoowe ee Xarunta maamulkaasi ayaa...
Kulankan ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dar darin lahaa isla markaana wax looga qaban lahaa dastuurka, Waxaana ka soo...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo ay la socdeen Wasiiradda Maaliyada Dowlad goboleedyada dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Sooamaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray...
Ra'isulwasaare ku xigeenka dalka ahna ku simaha Ra'isulwasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay fanaanadda Soomaaliyeed...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Wasaaradda difaaca Mareykanka kula kulmay Ku xiggeenka...
Tababarkan oo ku saabsanaa baarista danbiyada ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubbaland oo kaashaneeysa xafiiska Qaramada Midoobay...
Wasiirka aminga dowladgoboleedka Puntland Axmed C/alahi Yusuf ayaa maanta kormeeray saldhigga bartamaha Bosaso, Dekedda magaalada iyo garoonka diyaardaha, wasiirka ayaa...
RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin...
RADIO MUQDISHO(KENYA):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya ayaa kulan ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kaas oo ay la...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho