Warbaahinta Masar ayaa sheegtay in ugu yaraan 235 qof ay ku dhinteen bambaano iyo weerar qoryo leh oo masaajid ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyey qaraxii maanta argagixisada ay ka geeysteen dalka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta sagootiyay wiil 7 sano jir ah oo qaba wadno...
Garoonka Benaadir Stadium ayaa waxaa caawa cayaar saaxibtino ku dhexmartay cayaartooy ka socotay Jaaliyadda Soomnaaliyeed ee Wadanka Australia gaar ahaan...
Uruurka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dhiig bixiyaasha Gobolka Banaadir oo kashanayaan Maamulka Gobolka ayaa waxa ay u istageen in dib loo...
Wafdi ballaaran oo ay hoggaaminayeen Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Soomaaliya iyo Jabuuti Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Mudane Maxamed Cali Xaamud...
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Mudane Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo xiray shirweynaha Madasha Hawl-wadeennada Shabakadaha Isgaarsiinta (Somali Network Operators...
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay qaar ka mid ah dadka naafada...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Maleyshiyada Al-shabaab ka Xureeyay Degaan lagu magacabo Abiikarow oo Hoos taga Degmada Marko ee Gobolka...
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta marti ku ahaa Barnaamijka kulanka Todobaadka jimcaha ee ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho