Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo ku simaha Taliyaha Booliska Soomaaliya ahna taliye ku-xigeenka Ciidamada Booliska...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa markii ugu horreeysay furay diiwan galinta KMG ah ee Xisbiyada siyaasadda dalka. Guddiga...
Raashin gargaar ah ayaa loo qeybiyay dad danyar ah oo ku tabaaleeysan xerooyinka loo yaqaano Kaamamka ee ku yaala magaalada...
Kooxda Daacish ayaa sheegtay mas’uuiyada weerar lagu qaaday Ciidamo Ciraaqiyiin ah oo ku sugnaa Gobolka Anbar ee dalkaasi. War qoraal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo safar shaqo ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa la kulmay Boqor...
Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Baker oo wareysi gaar ah siiyay Wakaalada Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, si toos...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Muadne Thaabit Cabdi Maxamed oo uu wehliyo Guddoomiyaha Degmada Hodan Maxamed Axmed Cantoobo...
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta kula kulmay qasriga cas ee magaalada Jiddah Agaasimaha guud ee...
Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyey shir looga hadlayay dhaqaalaha Dalka iyo...
Kulanka Aqoon isweydaarsiga ah ee maanta ka furmay magaalada Baydhabo isla markaana socon doono muddo dhoor maalin ah ayaa waxaa...
RADIO MUQDISHO(KENYA):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya ayaa kulan ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kaas oo ay la...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho