Ra'isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Hassan Ali Khayre ayaa waxaa uu qudbad taariikhi ah ka jeediyay Xarunta qaramada...
Wakiilka Midowga Afrika ee AMISOM Francisco Caetano Madeira, faah faahiyey Dagaalka Dowladda Federaalka iyo AMISOM ay kula jirtaan Maleeshiyaadka Al-shabaab...
Xukuumadda Beijing ayaa sheegtay in ay xadidayso xiriirka dahnka ganacsiga shidaalka ee ay dowladda Waqooyiga Kuuriya kala dhexeeyo Shiinaha,Waxaa sidoo...
Uqeybsanaha Arrimaha Ganacsiga Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha guud ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay khudbada dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyaay shirka...
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyey shirka guud ee QM waxaana khudbadda Ra'isulwasaaraha ay...
Ugu yaraan 50 qof oo muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku Dhinteen badda Mediterraneanka ee isku xirta...
Guddiga Doorashooyinka madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqey in dib loo dhigay doorashada 26-ka bisha soo socota ee Octobar,Waxayna...
Cali Jayte Cismaan Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan kana mid ah Gobolada hoos yimaada Maamulka hirshabeele oo la hadlay Radio...
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Bashiir Xusseen Dhoore oo horay...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay wejigii labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuql Insaanka Qaranka, Dr Maryan Qasim ayaa kulan heer sare ah la yeelatay wafdi ka socda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho