Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada shirka wadatashiga Wasaaradda Warfaafinta JFS, Wasaaradaha Warfaafinta Maamul Goboleedyada iyo Warbahinta gaarka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Khartuum ee Xarunta dalka Suudaan kula...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta Xildhibaanada Golaha shacabka hortagay, isagoo ka hor...
Muqdisho, 1 November 2017----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan...
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee dawladda Federaalka Soomaliya ayaa maanta ku wareejiyay wasiir ku xigeenka Cadaaladda Dastuurka arrimaha Diinta Jubbaland,...
C/fitaax Cabdulle Yuusuf oo ah Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay...
Bangiga aduunka ayaa maanta ogolaaday 400 milyan oo doolar oo dib loogu dhisayo degaanada Ciidamada Ciraaq ay ka xoreeyeen argagixisada...
Xaflad ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Cusub ee Goloha Degaanka Degmada Xudur ayaa maanta lagu qabtay isla magaalada Xudur, taasoo...
Booliska Queensland ayaa xaqiiyay in maydka haweeney ay ka heleen koofur bari Brisbane uu yahay Naima Hassan oo 27 jir Soomali...
Dr: Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa ugu horay kaga mahad celiyay Warbaahinta Dalka howsha ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho