Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka, kulanka oo...
Horjooge ka tirsanaa Maleeshiyaadka Shabaab ayaa goor dhaweyd oo maanta ah isu soo dhiibat ciidamada XDS ee ku sugan degmada...
Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mr. Mukhtar Mahad Daud oo uu wehliyo Amb. Hamoud Samaran Al Jowhary...
Gudoomiyaha Baarlamanka dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Aadan Macalin oo ka...
Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino, ayaa dhambaal tacsi ah u soo diray xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta taas oo ku aadan...
Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka iyo mas'uuliyin kale ayaa kormeer ku sameeyay wadada...
Waxaa saaka Aas loogu sameeyay Magaalada Jowhar Allaha u naxariistee Marxuum Aadan Macalin Cali oo ka mid ahaa Xildhibaanada Dowlad...
Shirka sannadkaan oo maalintii Talaadada furmey waxaa diiradda lagu saarayay amniga Duulimaadka iyo garoomada iyo horumarinta Saadaasha hawada dalalka gobolka....
Howlgalka xasilinta amniga ayaa ka bilaawday qeybo ka mid ah Gobolka Hiiran iyadoo shacabka ku dhaqanka gobolkaasi ay soo dhaweyen...
Nabadoonada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in si sharuud la'aan ah lagu joojiyo dagaalada ka socda deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud,...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...
WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 26 Maajo 2026 – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay...
Muqdisho, May 25, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah Soomaaliyeed,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho