Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka. Mudane Xasan...
Shirka ayaa waxaa qaban qaabisay Wasaaradda Amniga Qaranka waxaana ka qayb galay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Taliyaasha Ciidanka Amaanka,...
Xaflada Xilka ay ku kala wereegayeen Wasiirkii hore Maaliyada Maamulka KG Soomaaliya Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur Iyo Wasiirka Cusub ee...
Barnaamijka maxaa loo dilay waa barnaamij cusub oo bishiiba laba jeer aad ka dhageysan doontaan Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya...
Puteri Watson oo ka tirsan Bankiga Adduunka oo wareysi gaar ah siisay Warbaahinta Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya...
Tababbarka ayaa ku saabsan xiriirka deeqa bixiyeyaasha dowladda Soomaaliya kaasi oo loo qabtay Wasaaradaha iyo Hey’addaha fuliya mashaariicda Bankiga Adduunka...
Qaahira, Ogosto 22, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday labo eedeysane oo loo heystay inay dileen...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in uu dhawaan ku dhawaaqi doono Gudiga doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle si ay...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...
WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 26 Maajo 2026 – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay...
Muqdisho, May 25, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah Soomaaliyeed,...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho