Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday howlgal qorsheysan oo ciidanka Soomaalida ay la qaadeen ciidamada aan saaxiibada nahay agagaarka Tooro-Toorow oo...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa shir guddoomiyay kulan amniga dalka looga hadlayay oo lagu qabtay aqalka...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxmed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda kulan la leh saraakiisha hay’adaha Ammaanka, kaasi oo ku saabsan Amniga guud...
Munaasabadda xiritaanka tartan cilmiyeedka Ramadaan ee warbaahinta Qaranak ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo abaalmarino...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Max’ed Guuleed Qadar oo ka hadlayay munaasabad lagu soo xirayay tartan...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta...
Munaasabad lagu soo xiraayo Tartankii Rabadaanka ee ay qabatay Warbaahinta Qaran ayaa ka socota Xaruunta Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dal...
Sargaalka ka tirsan Maleeshiyaadka Al.shabaab ayaa waxaa lagu dilay deegaanka kuunyo barow ee Gobolka shabeelaha hoose waxaana jira Maxaabis laga...
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya ayaa Xafiis Cusub waxaa ay ka furatay Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Sh/dhexe ahna Caasimada...
Xukunka dilka ah ee maxakamadda ciidamada Qalabka sida ay ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ahaa gacan ku dhiig lihii...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho