Xukunka dilka ah ee maxakamadda ciidamada Qalabka sida ay ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ahaa gacan ku dhiig lihii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa uga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed qaraxii maanta kooxada...
Amarkan uu soo saaray madaxweynaha dalka Ruusha Vladimir Putin ayaa faraya in wadanka ruushka ay ka baxaan ilaa 755 diblomaasiyiin...
Kulanka golaha shacabka jamuuriyadda Soomaaliya ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha golahaas, Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari)...
Wasiirka wasaaradda gaadiidka dhulka iyo cirka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad, oo maanta la hadlay, warbaahinta ayaa...
Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukumadda Soomaaliya Axmed Carab ayaa ka warbixiyey Khasaaraha ka dhashay Qaraxa ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee...
Gaari walxaha laga soo buuxiyay oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Wadada Makka Almukarama ee Magaalada Muqdisho sida...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadn ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda ka dib Munaasabad ka dhacday...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Garoowe wafdi uu hogaaminayo Madaxa xafiiska hay’adda...
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya u xaqiijiyay in goor-dhaw Qarax Gaari uu...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho