Warar goor dhow inaga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday gaari...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa u diray Hambalyo shacabka iyo dowladda Puntland isaga...
Munasabada xoojinta asbuuca naas nuujinta ee wacyigelinta bulshada ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Wsaaradda Caafimaadka xukumada Soomaaliya Fowsiyo...
Socdaalkeeda Asli ayaa ku saabsanaa in ay indha indhaydo xaalada adag ee ay ku noolyihiin Ciidanka Naafada Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayey Kuliyadda Cilmiga Warbaahinta iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay safiirada Dowladaha Ireland iyo Czech...
Wasaaradda Maaliyadda ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa lacago canshuur ah ku soo rogay dadka ajaanibta ah ee ku sugan dalka...
Maamulka Gobolka Benaadir ayaa hirgeliyay xafiis qaadaya cabashada dadka dhulalka isku heysta. Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Gobolka Benaadir Aadan...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in howlgalka ay sida wadar...
Wafdigaan uu hor kacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Daahir Cusmaan oo...
Muqdisho, May 25, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah Soomaaliyeed,...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho