Tababar ku saabsan baarista Danbiyada iyo Xaquuqul insaanka ayaa maanta magaalada Baydhabo looga furay Askar ka tirsan laamaha Ammaanka ee...
Mas’uuliyiinta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay ay soconayaan qorshayaal isugu jira sidii amni loogu soo dabaali lahaa deegaanada Galmdug iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi "Farmaajo" ayaa sheegay in uu bilaabayo wadahadallo dhab ah si loo helo midnimo...
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya mudane C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yarsiisow oo booqasho ku jooga dalka Holand ayaa...
Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dadka ku dhaqan deegaanka Goobweyn oo qiyaasti 15km ujira magaalada Kismaayo ee Xarunta kmg...
Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating, waxayna...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ku bogaadiyay masuuliyiinta cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooljiyada inay...
Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cabdiraxman Ducaale ayaa maanta Muqdisho ka furay shir ay ka qayb galayaan Sagaal Wasaaradood iyo Xafiiska...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho