Qarax ayaa ka dhacay agagaarka Posh iyo Pizza House oo ku yaala meel ku dhow isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho....
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi oo ka dhacay Xarunta Cilmibaarista ee Nabadda iyo Horumarinta Puntland...
Muqdisho, 14 June 2017 –Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta xafiiskiisa kula kulmey...
Wafdi uu hogaaminayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa howlo...
Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa sheegay in xiriirka ka dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya...
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba gabeysay dhageysiga eeydeymihii loo heystay Dable Xoogga Axmed C/llaahi Cabdi Ceydiid iyo...
Wareegto ka soo baxday xafiika Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa lagu faahfaahiyay...
Dab xoogan ayaa qabsaday dhisme 27 dabaq ka kooban oo ku taala galbeedka magaalada London ee dalka UK saaka aroortii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis-Ababa kula kulmay Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar muhiim ah u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha...
RADIO MUQDISHO(DIINSOOR):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho