Booliska Turkiga ayaa gacanta ku dhigay ninkii loo heystay in uu ka dambeeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday Kalaab ku...
Ciidanka Hay’adda NISA ayaa xalay magaalada Muqdisho Ku Qabtay Warshad Lagu Farsameeyo Lacagta Doolarka Faalsada ah iyo Kooxdii ka shaqeeneysay....
Muqdisho, 16 January 2017 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Dr...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Cabdulaahi X. Cumar Camay iyo xubno katirsan Golaha wakiilada Puntland ayaa goob joog ahaa...
Kalfadhiga kowaad kulankiisa saddexaad ayey maanta yeesheen xildhibaanada Aqalka Sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana shir guddoominaayey gudoomiyaha KMG ah,...
Diyaarad xamuul ah oo laga leeyahay dalka Turkiga, ayaa ku burburtay dalka Kyrgyzstan, waxaana ku dhintay ugu yeraan 37 ruux...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed mudane Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari) ayaa ka codsaday gudiga doorashooyinka in ay dedejiyaan Doorashada 14...
BAR FAAQIDAADA WARARKA -16-1-2017
Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho dib looga bilaabo doorashada xubnaha aqalka sare u matalaya goboladda waqooyi ee dalka,...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho