Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Dugsiga Hoose dhaxe iyo Sare ee 15-May oo ah Iskuul taariikh weyn ku leh hormarinta tacliinta dalka iyo dadka Soomaaliyed,...
Wasiirka Arrimaha dastuurka ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Danjiradda Midowga Yurub (EU)...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay wefdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Max’ed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa lagu qabtay...
Burburka baahsan ee Magaalada Mowsil waa xaqiiq jirta oo uu reebay dagaalka u dhexeeya Ciidamada Ciraaq oo gacan ka helaya...
Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Cabdulaahi Sheekh Cabdiraxman Heybe ayaa la kulmay Safiirka dowlada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin...
Boqolaal qof ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen halka kuwo kalena guriyahooda ku xanibmeen ka dib markii daadad...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay kalan lagu soo bandhigayay Xog...
Ka dib markii maanta xafiiskiis uu ku qaabiley wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha ee xukuumadda Soomaaliya danjiraha Jaamacadda Carabta ee...
Shirkii billlaha ahaa ee hay’adaha garsoorka oo lagu qabtey xarunta maxkamadda Sare waxaana ka soo qeyb galey wasiirka wasaarada cadaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay maalinta labaad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho