Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya oo Wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dowladdiis ay u si buuxdo...
Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Newyorka ee xarunta QM Golaha ammaanka ee jimciyadda Qurunmaha ka dhexeysa ayaa meel mariyay...
Taliye ku xigeenka Saldhiga degmada Kaaraan Xuseen Badmaceeye ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in ay heleen meydka wiil dhalinyaro ah...
Ayadoo Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ay horyaalaan ajandayaal dhowr ah oo muhiim u ah dalka ayaa mudanayaasha Golaha Shacabka waxay...
Hey'adda Amniga Gudaha Mareykanka qaabilsan ee FBI ayaa sheegtay in ay baarayaan cidii ka dambeysay weerarkii lagu qaaday xarun Muslimiinta...
Guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga la socodka dib u eegista dhaqan gelinta...
Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka ee xukuumadda Soomaaliya Deeqa Yaasiin oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa sheegtay in wasaaradda ay...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socdey hay’adda UNSOM Soomaaliya oo...
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Xoosh Jabriil oo maanta hortagay Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS ayaa raali galin ka...
Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii Caadiga ahaa ku leh Xaruunta Golaha shacabka ee Magaalada kulanka oo lagu soo...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...
RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho