Kulan loogu hadlayey sidii abaaraha Soomaaliya wax loogu qaban lahaa ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota, Kulankani oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed "Farmaajo" ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweynaha...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa si kal iyo laab ah uga mahadcelisay Dowladda iyo Shacabka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) oo...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadceliyey Dowladda Turkiga...
Agaasimaha gurmadka dag-dagga ah ee gobolka banaadir C/qani Max'ed ayaan ka wareysanay goor-dhow isagoo ku sugan Suuqa Bakaaraha si aan...
Muqdisho, Abriil 20, 2017-----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Aqalka sare Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buula-burde ee gobalka Hiiraan, xili halkaas...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kuwait Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa munaasibad casho iyo sagootin ah ugu sameeyay xarunta safaaradda Wiilal...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayo dhaqaalaha Adduunka oo lagu qabtay magaalada Washington ee Caasimadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho