Labo Muwaadiin oo Falastiniyiin ah ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray labo dhacdo oo kala duwan oo ay ugu geesteen...
Madaxweynaha Dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa in uu wadamada Khaliijka ku bixiyo Safar labo Maalmood ah...
Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow oo ka hadlay shir saxaafadeed si wadajir ah ugu qabtay...
Ku dhawaad 120 maxaabiis ah oo in muddo ah kujiray xabsiga dalka Itoobiya ayaa maanta laga soo dejiyaya garoonka diyaaradaha...
Mudane Mahdi Max’ed Guuleed Khadar ra'iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiirada maaliyaddda, warfaafinta iyo agaasimaha guud...
Wasaaradda waxbarashada Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa degmada Cadale ee gobolka Shabeela dhexe waxaa ay ka hirgalisay dugsi hoose iyo dhexe...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo wareysi siiyey warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in...
Danjiraha Ingiriiska David Concar oo galabta ka hadlay xarunta dhaqanka ee Harggeysa International Book fair, xaflad loogu dabaal dagayo dhaqanka...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey qaraar ku saabsan muddada xil heynta xubnaha golaha shacabka oo ah ilaa...
Wasiir ku xigeenkii hore Wasaaradda Xanaadada Xoolaha marna ahaa Xildhimaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Soomaaliya C/naasir Gaarane oo wareysi gaara...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho