Xildhimaanada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa waxaa ay ku leeyihiin Xaruunta gobolaha Shacabka Soomaaliya waxaa ayna kaga hadlayaan...
Nabadoonada Gobolka Galgaduud ee bartahmaha Soomaaliya ayaa ku baaqay in la jojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanka Xeraale ee Goblkaas...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Cali Cabdullahi Cosoble iyo Xubno ka tirsan labada Gole ee Maamulka ayaa ka qeyb galay...
Wafdi ka socday Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Feradaalka Soomaaliya iyo qaar a mid ah kuwa maamul...
Kulanka oo uu soo abaabulay Xafiiska Hidaha iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaaliya ee Koofur Africa, ayna ka soo qeyb galeen Madax...
Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa...
Waxaa saaka degan xaaladda Deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaasoo ay shalay ku Dagaalameen Ciidamo taabacsan Ahlusuna Waljameeca iyo Dadka...
Wasaaradda Amniga Xukumada Soomaaliya ayaa Faahfaahin ka bixisay Gaari lasoo buuxshay Waxyaabaha Qarxa ay Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mahad Cabdalle Cawad ayaa ku baaqay in la joojiyo Dagaalka Deegaanka Xeraalee...
Dagaalkan oo u dhexeeya maleeshiyo beeleed ayaa dib uga soo cusboonaday degmada Ceel-Afweyne ee gobolka Sanaag kaasi oo geystay khasaare...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho