Hey'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayqa waxa ay siweyn ugu raadjoogtaa horgooge Yuusuf Maxamed Xuseen, kaas oo ka...
Guddoomiyaha Degmada Baxdo Maxamed Cabdullaahi Muuse ayaa sheegay in howlgallo qorsheysan oo laga fuliyay ilaa iyo saddex aag lagu jebiyay...
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa si diirran usoo dhaweeyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qeyb...
Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagey xarumaha Wasaaradda Amniga Gudaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka u...
Shir wada-tashi ah oo ay isugu yimaadeen Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa looga hadlay sidii...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 10-ka January, 2025 1- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay xarunta...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa la...
Ugu yaraan 22 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo waaberigii Khamiistii ee shalay sida ay...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho