Muqdisho, 22 June 2017 ----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal...
Mu’asasada Kheyriga Amal oo kaashaneyna Warbaahinta Calan Qaran ayaa waxa ay gaarsiisay 24 carruur barakacayaal agoon ah oo isugu jiray...
Wasiirka Dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeysay geerida Wasiirka Dhallinyarda ee Jubbaland Sheekh Maxamed Yuusuf Aw Libaax,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta magaalada Kampala kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka...
Safaaradda Jaabuuti ayaa maanta dhar ay ku ciidaan u qeybisay gabdhaha agoonta ah ee ku jira xarunta agoonta gabdhaha Boondheere...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug, culumaa’udiin iyo dadweyne farabadan ayaa maanta ka qeybgalay isu soo bax roob doon ah...
WARMURTIYEED KU SAABSAN SAFARKII GUDDIGA DOORASHOOYINKA HEER QARAN AY KU TAGEEN PUNTLAND Muddada Safarka: June 20th to 24th, 2017 UJEEDDADA...
Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamad Cali Caadle ayaa Sheegay inay Xabad Joojin Kala Dhex Dhigeen Dhinacyadii Beelaahii Ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo gaaray Uganda ayaa halkaasi uga qeybgali doono shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga gobolka....
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho