Muqdisho, 21 June 2017 –Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galey kulan Todobaad la ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee xarunta...
Waraysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Stephen M Schwartz ayaa waxa uu kaga hadlay...
Muqdisho, 21, June, 2017…… Wasiiru Dowlaha Maaliyadda XFS mudane Maxamuud Xayir Ibraahim, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta Eng. Abdiraxman Cumar...
Guddomiyaha Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay Maxamed Ibraahim Nuux Oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Ammaanka Magaalada...
Afar iyo Toban Ruux oo shacab ah kana mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxyo kala duwan oo ka dhacay Gobolka...
Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddelay qaabka dhaxalka boqortooyada, isagoo wiilkiisa Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay...
Maxkamada Darajadda Kowaad ee Ciidamada Qalabkasida ee dalka ayaa u fadhiisatay Dhageysiga Dacwad ciqaabeed loo heystay Seddex eedeysano oo ay...
Ra'isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah la qaatay saraakiisha Amniga Dalka ka dib qarixii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho