Madaxda dalalka Jaamacadda carabta ayaa berito oo ku began 29-ka bisha Marso lagu wadaa in dalka Urdun ay kaga qeybgalaan...
Ciidamada Milatariga Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa sheegay in ay in 31 ka tirsan maleeshiyaada Al-shabaab ay...
Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Care ayaa waxaa looga hadlaayey sida ugu Haboon ee wax looga qaban karo Baahiyadda...
Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Axmed Meyre Makaraan ayaa Maamuladda degmooyinka gobolkaas ugu baaqay in ay u diyaar garoowaan Fatahaado laga yaabo...
Madaxweynaha dowladda Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo wafdi uu hogaaminayo oo howlo shaqo u jooga Beledweyne ayaa dadaal ugu...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Beledweyne kulan kula qaatay, Xubno ka tirsan Qaramada Midoobay, iyadoo...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay wefti ka socdey Bankiga Aduunka....
Muqdisho, Maarso, 27.2017------Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay waddo laami ah oo maamulka gobolka...
Kulankaan oo ay ka qeyba galeen Masuliyiin ka socotey Maamul Gobaleedyada dalka ka jira qabiiro ku xildheeri arimaha soohdimaha Dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho