Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay xoog ku furaan Wadooyinka u xiran...
Ra'isul Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Cusub ee Soomaaliya ayaa Shaaciyey in ay muhiim tahay in la diyaariyo Shuruuc qexeyso sida...
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay sababta keentay in Diyaarado ka baxay garoonka Muqdisho oo ku...
Munaasabadan oo uu xilka kula wareegayey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale waxaa ka qeybgalay Ra'isul...
Wasiirka Garsoorka iyo Diinta ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan Kheyraat ayaa sheegay inay muhiimtahay in loo gurmado...
Captain C/raxmaan Shiikh Cumar(Jeeni qaar) oo ah u qaabilsanaha dib u dhiska ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxa...
Shirkii uu ka qeeb galayay Wafdi uu horkacayay Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Dowladda Soomaaliya ayaa Maalintii Seddexaad galay iyadoo Arrimo...
Webiga Shabeelle ayaa si wanaagsan u biya keenay sida uu kusoo waramayo Wariye Ibraahim Muxumed Geedi , wariyaha ayaa sheegay...
Doon u rarneed Ganacsato reer Jubbaland ah oo siday badeecooyin kala duwan ayaa la sheegay in lagu afduubtay Xeebaha gobolka...
Muqdisho, 03, April, 2017…Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta horgeeyey golaha shacabka Miisaaniyad Sadex biloodle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho